Assalaam caykum

  

 

              
 
      

Magacayga waxaa layiraah  Abdullahi Said  Guleid. Degan Gothenburg, Sweden. Waxaan jira saddex sano.  Waxaan  dhigtaa iskoolka xanaanada iyo ciyaarta   caruurta yaryar. Waxaan jecelahay, nacnaca iyo cholaatada maalinkasta Aabe waa isoo gadaa. Qur'aanka waxaan dhigtaa :Alif waxmaleh:  Markaan waeynaado waxaan noqonayaa porfsor dhakhaalaha,  haddii Ebbe idmo. Haddii aad ii soo dirto  waraakh ama E mail si degdeg ah ayaan kaaga soo jawaabin

                                                     

E- abd-guleid@swipnet.se
Tel 31/46/486199
Mob 0739681194
Back

Addr

kosmosgatan 23.41521Gothenburg
Sweden.