magacaygu waa saciid   Shidane Guleid.
  

 



waxaan deganahay  Gothenburg Sweden. Shan curuur ah ayaan aabbe u hay. waxaa ii dhaamaaday 5/1999  waxbrasho saddex sannadood ah oo iskugujirta   computer iyo dhaqaale "Computer and businesseconomics". Hadii aad u baahantahay in laagaa caawiyo waxkasta oo- design- ah, sida

  • Samaynta home page,

  • Madbacadaynta boogaagta iyo joornaalada

  • Documentska xaafisyada, kaararka casuumadda iyo kuwa  adressyada
  • Talabixin ganacsi sida  abuurisshirkadcusub

  • Xisaabxirka dhaqaalaha sannadka ee loogudbinayo dowladda,

  • Qaabka loogu isticmaalo computerka dhakhaalaha   iyo  guud ahaan barashada computerka.

        Lasoo xiriir Said Guleid.
                                                         

E shidane@rocketmail.com
Tel 31/46/486199
Mob 0739681194
Back

Addr

kosmosgatan 23.41521Gothenburg
Sweden.