Waxaan ahay Hashim Said Guleid:waxaan jiraa shansano. waxaan dhigtaa iskoolka xanaanada caruurta iyo Dugsi qur'aan. waxaan aad u jecelahay in aan markasta: Tv: fiirsado Waxaan rabaa in aan sheekh noqdo Marka`aan weynaado.
Addr