Assalaamu calaykum

  

 


magacayga waxaa layiraah Harun Said  Guleid.   Waxaan jiraa todoba sano.    Iskool ayaan dhigtaa. waxaan kuleeyahay iskoolka saxoobo badan. Waxaan kale oo dhigtaa dugsi quraan. Waxaan ku jiraa juska camma. Waxaan jecelahay filamada caruurta, samaynta sawiradda iyo sheekooyinka Somaliga ah, sida "sheeko xarriro" Haddii aad ila soo xiriirtid waad ku mahadsantahay

E harun-guleid@swipnet.se
Tel 31/46/486199
Mob 0739681194
Back

Addr

kosmosgatan 23.41521Gothenburg
Sweden.