Assalaamu calaykum. |
|||||||||||||||||
|
Hodman said Guleid.
Degan Gothenburg Sweden. Waxaan jiraa lixsano . waxaan dhigtaa Iskol. waxaan aad u
jecelahay waxyaabaha dhaldhaala, sida Dahabka iyo silverka. MarkaŽaan weynaaddo waxaan
doonayaa in aan noqdo Dr:s caafimaad oo aan caawiyo dadka jiran.
haddii aad ila soo xiriirtaan waad ku mahadsantihiin.
|